Wararka naga soo gaaray xeebta Liido ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Qarax uu ka dhacay mid ka mid ah Hotelada Kuyaala xeebta Liido ee magaalada Muqdisho.
Dad goobjoogayaal ah ayaa idaacadda Risaala u sheegay in Qaraxa ka dib la maqlay israsaaseyn xoogan oo ka socota goobtii uu Qaraxu ka dhacay.
Qaraxa ayaa la sheegaya in lagu qaaday mid ka mid ah Hoteelada ku yaalla Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho.
Goobta la weeraray ma cada ilaa iyo hada waxa ay tahay.


