Qarax gaari oo ka dhacay Muqdisho

Wararka naga soo gaaraya degmada Howlwadaag ayaa waxa ay sheegayaan in goor dhow halkaasi uu ka dhacay Qarax xooggan.

Qaraxa ayaa loo adeegsaday gaari waxyaabaha Qarxa laga soo buuxiyay waxaana wararka qaar ay sheegayaan in qaraxa lagu weeraray xarunta degmada Howlwadaag.

Wixii kusoo kordha kala soco Risaala.net