DEG DEG: Matalaada gobolka Banaadir oo la ansixiyay

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa cod aqlabiyad leh ugu codeeyay in gobolka banaadir matalaad laga siiyo Aqalka Sare.

142 Xildhibaan ayaa u codeeyay, 4 ayaa diiday.

Gobolka Banaadir ayaa Aqalka Sare ku yeelan doona 13 xubnood.