Madaxweyne Xaaf oo xilka ka qaaday Taliye Ilkacase

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo Dalka Dibadiisa Jooga ayaa Xilkii ka Qaaday Taliyaha Nabad Sugida Galmudug Cali Cilmi Yuusuf.