DEG DEG: Kulankii Baarlamaanka oo Furmay

Kulankii Baarlamaanka Soomaaliya ee lagu horgeynaayay Wasiirada cusub ayaa Goor dhow Furmay.

Wasiirada cusub ee dowladda Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay Ansixiyaan Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya.

241 xildhibaan ayaa Fadhiya kulanka Baarlamaanka.