Jadwalka doorasahada KGS oo lasoo saaray

Guddiga doorashada Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa soo saaray jadwalkii doorasahada madaxweynaha maamulkaasi.

Jawdalkaani ayey guddiga doorasahada soo saareyn xili Magaalada Baydhabo oo doorashada lagu qaban doono ay maanta ka taagantahay xiisad siyaasadeed iyo bananbaxayaal rabsahada wata oo ka dhasahay xarigii musharax Rooboow oo isaga oo maxbuus ah Muqdisho laga soo dejiyay.

Halkaan hoose ka akhriso jawdalka doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya.