Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa goordhow ku dhowaaqay gole wasiir oo ka kooban 47 xubnood.
Golaha wasiirada ayaa waxa ay isugu jiraan qaar hore uga tirsanaa dowladii Cali Cabdulaahi Cosoble iyo kuwo cusub. Golaha Wasiirada ayaa waxa ay ka kooban yhiin 20 wasiir 20 wasiir ku xigeen iyo 7 Wasiiru dowle.
Goor dhow Filo Magacyaddooda.


