Kiiska dacwada Soomaaliya ayaa goor dhow ka bilowday Maxkamada ICJ ee Fadhigeedu yahay magaalada Hogue.
Mas’uuliyiin uu ka mid yahay Ra’iisul wasaare ku xigeenka ayaa ku sugan goobta ay ka socoto dhageysiga dacwada, waxaana khudbad jeedinaya qareenada Soomaaliya u doodaya.
Waxaa goobta ka maqan dowladda Kenya.



