Wararka naga soo gaaraya degmada Warshiiq ee gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in saaka halkaasi ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ay ku dagaallameen.
Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka degmada Warshiiq ayaa Risaala u xaqiijiyay in dagaalka u dhaxeeyay ciidamo ka tirsan kuwa dowladda gaar ahaan ciidamada Milatariga.
Dagaalka ayaa geystay Khasaare isugu jira Dhimasho iyo dhaawac.
Waxii kusoo kordha kala soco Risaala.net


