Dawlada Soomaaliya oo ka digtay Daadad ku soo wajahan dalka

Dawlada Soomaaliya ayaa soo saartay Digniin ka xiriirta Khataro ka dhalan kara Roobab Fatahaado ay geysan karaan Webitada shabeelle oyo Juubba  iyo Daadadka Roobka Gu’a.

Qoraal ka soo baxay  Hay’adda Maareeunta Musiibyoouinka ayaa u qornaa sidaan:

( – )-

➤ Todobadda casho ee soo socota oo ah asbuuca ugu danbeya bisha Abriil 2024ka – ,

➤ Degmooyin ka mid ah gobolada , , Shabellada- ayaa waxaa aad u sareeysa suurtagalnimada ah in ay fatahaado ka dhacaa ay saameeyndoonaan nolosha iyo hab-nololeedka bulshooyinka ku nool degmooyinkaas.

➤ Degmooyinka kor ku xusan waxay wajihi doonaan khataro  ka imankarta Fatahaada webiyada iyo daadadka ay togagu soo rogaan.

➤ Waxaa sare u soo kacaya heerka biyaha wabiyada Shabeele iyo Juba taasina waxaa sabab u ah roobabka xoogan ee ka da’aya qeybo ka mid ah dalka iyo buuralayda Ethiopia.

Wasaaradda Arrimaha Gar-gaarka Iyo Maaraynta Musiibooyinka Kgs iyo ’ oo Horay u soo saartay – Saadaasha Roobab ka iyo digniino  sanadkii tagay  ee 2023 roobabkii ma hiigaanka ahaa oo dalka ka da’ay kuwaas oo geeystay Daadad iyo Fatahaada ñ  , ayaa mar kale Bulshada Soomaaliyeed u direeysay   si loogu feejignaado saameynta ku yeelan karo nafta iyo Hantida shacabka Soomaaliyeed.