Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa xalay Degmada Cabdicasis Kusoo Qabtay Waxyaabaha Maanka dooriya Iyo Dadkii Lahaa Iyo Kuwii Isticmaalayey.
Howlgalkaan ayaa waxaa fuliyay ciidamada Booliska Soomaaliyeed ee sida gaarka ah u tababar.
Waxa ay sidoo kale ciidamada Ammaanka ay gacanta kusoo dhigeen qaar ka mid ah dadkii isticmaalayay waxyaabahaasi.



