DAAWO SAWIRRADA: Weerarkii Wadajir

Muqdisho-RisaalaFM- Wuxuu ahaa mid ka mid ah weeraradii ugu xumaa ee ka dhacay Magaalada Muqdisho, marka aad milicsato baaxadda uu gaarsiisan yahay khasaaraha ka dhashay.

Waxaa la xaqiijiyay in dad ka badan 35 qof ay ku dhinteen weerarkan oo uu fuliyay nin Ismiidaamiye ahaa, oo sida la sheegay saarnaa gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa.

Hay’adda Nabad Suggida & Sirdoonka Qaranka (NISA), ayaa waxay sheegtay in ninkii weerarkan fuliyay uu watay gaari uu noociisu ahaa Harrier.

Dadka weerarkan ku waxyeeloobay oo u badnaa dad rayid ah, ayaa waxaa intooda badan la gaarsiiyay Isbitaalka Madiina.

Qarax-2 Qarax1

A Somali government soldier walks past the scene of a suicide bomb explosion at the Wadajir market in Madina district of Somalia's capital Mogadishu February 19, 2017. REUTERS/Feisal Omar TPX IMAGES OF THE DAY

Traders attempt to salvage their goods at the scene of a suicide bomb explosion at the Wadajir market in Madina district of Somalia's capital Mogadishu, February 19, 2017. REUTERS/Feisal Omar

Civilians gather near the scene of a suicide bomb explosion at the Wadajir market in Madina district of Somalia's capital Mogadishu February 19, 2017. REUTERS/Feisal Omar

A shopkeeper surveys the wreckage of shops destroyed by a blast in a market in the capital Mogadishu, Somalia Sunday, Feb. 19, 2017. A Somali police officer says a blast at a busy market in the western part of Somalia's capital tore through shops and food stands and killed more than a dozen people and wounded many others. (AP Photo/Farah Abdi Warsameh)

Civilians stand near a car destroyed in a suicide bomb explosion at the Wadajir market in Madina district of Somalia's capital Mogadishu, February 19, 2017. REUTERS/Feisal Omar

Civilians stand near a car destroyed in a suicide bomb explosion at the Wadajir market in Madina district of Somalia's capital Mogadishu, February 19, 2017. REUTERS/Feisal Omar