DAAWO SAWIRRADA: Ciidamada Puntland oo qabtay walxaha Qarxa

Ciidamada Puntland ayaa howlgal ay ka sameeyeen Magaalada Boosaaso kusoo qabtay Qaraxyo laga geysan rabay Boosaaso iyo raggii waday oo gaaraya 5 qof.

Howlgalkaan ayaa socday 24 -kii Saac ee lasoo dhaafay sida uu sheegay taliyaha Ciidamada Madaxtooyadda Puntland.

Qaraxyada ay qabteen Ciidamada Puntland ayaa waxaa lala damacsanaa ilaa Saddex meelood in lagu Weeraro.

3 4 5 1 2