Daawo Sawirada Waxqabadka Dowladda ee isbuucii la soo dhaafay

Shirweyne Qaran ee Dowladaha Hoose oo ka furmay Baydhabo,

Wasiirka Gaashaandhiga oo Tababar ciidan ugu soo xeray Caabudwaaq,

Tababar dhanka adkeysiga Aafooyinka oo Muqdisho lagu soo gabogabeeey,

Madaxweynaha oo furay Shirweynaha Madasha Wadatashiga Qaran,

Wasaarada Howlaha Guud oo soo bandhigtay Buuga Qorsha dib u dhiska Waddooyinka,

Xafiisyada Ciidanka Cirka oo la dhagax-dhigay,

Maxkamada Ciidanka oo xukunno ku riday Danbiilayaal,

Howlgal Amniga lagu sugayo oo laga hirgeliyey Muqdisho,

Kumaandooska Danab oo Howlgal Qorsheysan ka fuliyey Jubbooyinka,

Wasaarada Arrimaha Gudaha oo Dowladda Masar kala wareegtay Markab shixnad gargaar ah siday,

Wasaarada Waxbarashada oo shaacisay Natiijada Imtixaanka iyo Madaxweynaha oo soo xiray shirka dib u eegista Tacliinta Sare.

weekly13weekly10 weekly13 weekly12 weekly10 weekly11
weekly5 weekly8