Daawo Sawirada Waxqabadka Dowladda ee isbuucii la soo dhaafay

Dowladda Federaalka oo xoojineysa Amniga Doorashooyinka,

Maxkamada Ciidamada oo xukuntay maleeshiyaad sheegtay Daacish,

Ciidanka Dowladda oo Al-Shabaab ka saaray Ceelwaaq,

Madaxweynaha oo sagootiyey Guddiga Korjoogtada Dacwada Maxkamada Caalamiga ah ee Hague

, Waaxda Iskaashiga Caalamiga oo la hirgeliyey,

200-Arday oo ka faa’iideysatay aqoon kororsi Cilmi Baarista Dhismayaasha,

Dhalinyarada oo Qiimeyn ku sameysay hirgelinta Lixda Tiir ee Dowladda iyo Wasiirka Amniga oo Tababar u soo xiray ciidanka Booliska.

1 weekly90 weekly12 weekly10 weekly7 weekly6