Daawo Sawirada: sida madaxweyne Gaas loogu soo dhaweeyay Itoobiya

Madaxweynaha maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas oo gelinkii hore ee maanta ka amba baxay magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland ayaa gaaray caasimadda dalka Ethiopia ee Addis Ababa.

Waxaana uu kulan gaar ah la qaatay  Wasiirka arimaha Dibadda ee Dowladda Ethiopia Dr. Tedros Adhanom waxaana ay kawada hadleen arrimaha nabad-gelyada ee Puntland iyo Ethiopia iyo guud ahaan xaaladda siyaasadda ee Soomaaliya.

1, 2, 3, 4, 5, 6,