maxamed abuukar islaw ducaale wasiirka aminga gudaha.
Cabdiraxmaan Dulaale Bayle Wasiirka Maaliyadda
Wasiirka arimaha dibadda yuusuf garaad
Wasiirka Qorsheynta iyo iskaashiga Caalamiga Amb. Jamaal (Safiirkii Kenya)
C/raxmaan Cabdi Xaashi Wasiirka Kaluumeysiga iyo Kheyraadka
Wasiirka Batroolka Eng CabdiRashiid
Drs Fowsiyo Wasiirka Caafimaadka.
Wasiirka Dhalinyarada iyo isboortiga Khadiijo Maxamed Diiriye
Maryan Qaasim Wasiirka Gagaarka iyo Musiibooyinka.




