maxamed abuukar islaw ducaale wasiirka aminga gudaha.
Khadra Axmed Ducaale Wasiiirka Ganacsiga
Cabdiraxmaan Dulaale Bayle Wasiirka Maaliyadda
Wasiirka arimaha dibadda yuusuf garaad
Wasiirka Qorsheynta iyo iskaashiga Caalamiga Amb. Jamaal (Safiirkii Kenya)
Xoosh Jibriil Wasiirka Dastuurka.
C/raxmaan Cabdi Xaashi Wasiirka Kaluumeysiga iyo Kheyraadka
Eng C/raxmaan Yariisow wasiirka warfaafinta
Wasiirka Batroolka Eng CabdiRashiid
Drs Fowsiyo Wasiirka Caafimaadka.
Wasiirka Dhalinyarada iyo isboortiga Khadiijo Maxamed Diiriye
Maryan Qaasim Wasiirka Gagaarka iyo Musiibooyinka.

