DAAWO SAWIRADA: Ciidamo Boolis ah oo Tababar loogu soo xiray Kismaayo

Kismaayo-RisaalaFM- Waxaa maanta Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose Tababar loogu soo xiray Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya.

Munaasabada Tababarka loogu soo xirayay Ciidankan ayaa waxaa ka qeyb galay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, Mas’uuliyiin ka socotay Midowga Afrika iyo xubno kale.

Ciidankan ayaa waxa ay Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose Tababar uu uga socday muddo fara badan.

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa Ciidankan kula dar daarmay in ay Dalkooda si daacad ah ugu shaqeeyaan, sidoo kalena shacabka ay u turaan.

1q 2q 3q 4q 5q 6q 7q 8q 9q 10q 11q 12q 13q 14q 15q