DAAWO: Muuqaal ku saabasan safarka Madaxweynaha

Halkaan Hoose ka Daawo Muuqaal kooban oo ku saabsan safarka Madaxweynaha Soomaaliya iyo qaar ka tirsan Madaxda Maamul Goboleedyada ay ugu ambabaxeen Magaalada London oo lagu qabanayo shir looga hadlayo arrimaha Soomaaliya.