Daawo:-Maxaad ka taqaanaa Warshadda Sokorta Jowhar? (WARBIXIN)

Warshadda Sokorta jowhar waxaa ay kamid tahay Warshadaha qadiimiga ah ee ku yaalla dalka,hayeeshee ku burburay dagaaladii sokeeye ee dalka ka dhacay.

Hadaba waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Warbixin Muuqaal ah oo ka hadleysa Warshadda Sokorta Jowhar.