Idaacadda Risaala ee Magaalada Muqdisho ayaa warbixin waxaa ay ka diyaarisay luqmaan oo ah Ardaygii sanadkaan kaalinta 1aad ka galay Imtixaankii ay qaaday Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya.
Hoos Ka Daawo Warbixinta oo uu diyaariyay Wariye Axmed Tifow Xasan.
Maxaad ka ogtahay Taariikh nololeedka Luqmaan oo kaalinta Koowaad ka galay imtixaanka dowladda?.
Maxaad ka ogtahay Taariikh nololeedka Luqmaan oo kaalinta Koowaad ka galay imtixaanka dowladda?.Tabiye:- Ahmed Tifow Hassan
Posted by Risaala Media Corporation on Sunday, July 28, 2019



