Qiimaha la iibiyo khudarta noocyadeeda kala duwan ayaa maalmihii la soo dhaafay waxaa laga dareemayay hoos u dhac ballaaran oo ku yimid, iyada oo loo sababeynayo dhowr arrimood.
Hadaba Warbixin ku saabsan hoos u dhaca Khudaarta waxaa soo diyaarisay oo soo jeedineysa wariyaheena Xamdi Baraale.
Halkan Ka Daawo Warbixinta oo dhameystiran.



