Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo xilligana uu khilaaf xoogan kala dhaxeeya Dowladda Federaalka ayaa soo badnhigay waxyaabaha ugu waaweyn ee keenay khilaafkaas iyo waxa ay ku heystaan madxda Dowladda federaalka.
Hoos Ka Daawo Muuqaalka Axmed Madoobe oo waxyaabo badan ka hadlay.



