DAAWO:- Maxaa laga filan karaa Shirka Magaalada Dhuusamareeb

Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa waxaa lagu wadaa in uu dhawaan ka furmo shir u dhaxeeya Madaxda Dowladda Federaalka & Dowlad Goboleedyada, kaas oo looga hadlayo Arrimaha doorashooyinka dalka.

Hadaba dad badan ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay waxa laga filan karo Shirkaas,dadka qaarkood ayaa aaminsan inay wax wanaagsan kasoo bixi karaan halka qaar ay dhaliilayaan.

Qaar kamid ah Shacabka Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay waxa laga filan karo Shirka Magaalada Dhuusamareeb.

Halkan ka Daawo Aragtida Shacbaka Magaalada Muqdisho