DAAWO:-Maxaa badiya Khasaaraha Shacabka marka ay qaraxyada dhacaan?

Magaalada Muqdisho inta badan qaarxyada ka dhaca,waxaa khasaaraha ugu badan ay kasoo gaaraan dadka Shacabka ah oo ku sugan Goobaha ay qaraxyada ka dhacaan.

Hadaba Su’aasha ayaa ah Maxaa badiya Khasaaraha Shacabka marka ay qaraxyada dhacaan?

Korneyl Cabdullaahi Cali Macow oo ah Khabiir ka faalooda Arrimaha Amniga ayaa sharaxaya waxyaabaha sababa inay bataan khasaaraha qaraxyada ka dhaca Muqdisho ee dadka Shacabka ah kasoo gaara.

Maxaa badiya Khasaaraha Shacabka marka ay qaraxyada dhacaan?

Maxaa badiya Khasaaraha Shacabka marka ay qaraxyada dhacaan?Korneyl Cabdullaahi Cali Macow oo ah Khabiir ka faalooda Arrimaha Amniga ayaa sharaxaya waxyaabaha sababa inay bataan khasaaraha qaraxyada ka dhaca Muqdisho,https://youtu.be/FJmnQgmXz0A

Posted by Risaala Media Corporation on Saturday, December 28, 2019