DAAWO:-Madaxweyne Deni oo shaaciyey sababta loo mucaaradayo

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in bilihii u dambeysay Puntland ay xooga saareysay tayenta Ciidamada kala duwan si ay u fuliyaan howlgallo amniga lagu xaqiijinayo,hayeeshee ay jiraan dad si kale u mucaaradayo.

Sidoo kale waxaa uu hadalkiisa intaasi ku darey in dad badan ay ku mucaaradayaan in Xukuumadda Puntland aysan biixn mushaaraadka Ciidamada,hayeeshee Ciidamada kala duwan ay si joogta ah u helaan mushaarkooda.