Daawo in ka badan 200 askari ee G/Galbeed oo tababar loo soo xirayo

Ciidamada ayaa tababarka qaadanayey muddo 300 bilood ah, waxaana siinayey saraakiil AMISOM iyo soomaali isugu jira, waxayna ku qaadanayeen magaalada Baydhabo ee gobalka Baay.
imageimageimageimage20160807_083725~220160807_083725~2 2016-08-07 10.50.54