Daawo: Burbur ka dhashay Weerarkii Hotel Dayax

Goobo Ganacsi iyo Guryo lahaayeen dad shacab ah ayaa maanta ku burburay Qaraxyadii lagu qaaday Hoteelka Dayax.

Sawiro laga soo qaaday goobta ayaa waxaa ka muuqanayaan Burbur lixaad leh.

Qaraxyadii ka dhacay Hoteel Dayax  waxaa ku dhimatay tiro ka badan 20 qof sidoo kalena waxaa ku dhaawacmay in ka badan 50 qof.

Dadka dhintay ayaa waxaa ku jira 12 qof oo shacab ah, saddex ka mid ah ciidamada, iyo shan nin oo ah dableydii weerarka soo qaaday.

16343675_1107264599396859_944252212_n 16343640_1107264829396836_125227892_n 16296086_1107264702730182_1523838714_n 16296070_1107264699396849_1547487263_n 16295806_1107264346063551_249795812_n 16295245_1107264409396878_860149336_n 16244079_1107264196063566_1796204710_n 5 4 3 2 1