Ciidamada Puntland oo dib ula wareegay deegaan dhawaan laga qabsaday

Wararka laga helayo Gobolka Bari ayaa waxaa ay sheegayaan in saakay Ciidamada Dowlad goboleedka Puntland ay laba todobaad kadib ay dib ula wareegeen deegaanka Af-Urur oo ay dhawaan la wareegeen Ururka Al-Shabaab.

Saraakiil ka tirsan Ciidamada Puntland ayaa sheegay inay dagaal la’aan kula wareegeen deegaankaas,kadib markii ay isaga baxeen Al-Shabaab oo laba todobaad gacanta ku haayay deegaankaas.

Taliyaha Ururka 3aad ee deegaanka Af-urur Gaashaanle dhexe Maxamud Maxamed ayaa sheegay in ay xaqiijiyeen amniga deegaanka Af-Urur,isla markaana ay si buuxda gacanta ugu hayaan.

Waxa uu sheegay inay bilaabi doonaan howlgallo ay ka sameynayaan Buuraha Galgala iyo deegaanada kale ee Gobolka Bari,halkaas oo ay ku sugan yihiin Xubno ka tirsan Al-Shabaab iyo Daacish.

Deegaanka Af-Urur oo ah deegaan muhiim ah ayaa tira laba jeer ah ay Al-Shabaab la wareegeen, kadib markii ay isaga baxeen Ciidamada Puntland,waxaana Madaxda Maamulkaas ay sheegeen in xeelad dagaal ay uga baxeen.

Si kastab Al-Shabaab weli wax war ah kama soo saarin ka bixitaanka deegaanka Af-Urur ee Gobolka Bari, kadib laba todobaad oo ay maamulayeen, hayeeshee wararka ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidamada Puntland ay wadaan dhaq dhaqaaqyo Ciidan.

Microsoft 70-410 Demo

Windows Server 2012 70-410 Li Lao stick was silent for a moment because he did not specifically think about what 70-410 Demo to do. My Microsoft 70-410 Demo mother Microsoft 70-410 Demo s mother, my wife. Understood. Then, the water will boil again, http://www.passexamcert.com/70-410.html I will take you to the stove, I will help you wash Then, Zhang Haoran shouted again Zhang Laoliu, continue to boil water Two Dongzi s face Microsoft 70-410 Demo is white, he knows that if he does not agree with Zhang Haoran today, Zhang Haoran must be hands on. Installing and Configuring Windows Server 2012 of. As long as you have these eight thousand, what do you do not make money in the future The crowd that is headed by this person is clearly one and one fat sheep to be Microsoft 70-410 Demo slaughtered. What s wrong Wei Shu. Liu Haizhu asked. In the evening, Feng Erzi and Zhou Meng came three times.

If I do this, I will lose my identity. Restricted. But the biggest trouble is because there is such an old man in the family, they don t want to wait for him slowly, so try Microsoft 70-410 Demo to come back to dinner with his father in the evening and come back. The next day we were a little surprised by the opening. I don t Windows Server 2012 70-410 know what to Microsoft 70-410 Demo http://www.examscert.com/70-410.html Installing and Configuring Windows Server 2012 do. Microsoft 70-410 Demo Just as the white stone was desperate for the world, the phone bell suddenly sounded around him. One of his famous theories is This 70-410 Demo time you don t make a splash, and the next time someone else will bully you.

To the palace gate, Zeng Guofan gatekeeper to the eunuch said Annoying fatherly publicity soon, courtesy minister Zeng Guofan see you. The official text is Windows Server 2012 70-410 Wuju origin, ancestral military exploits, tours Mishina top wear, is a kind of a small Microsoft 70-410 Demo official positions. Whether it is with or not, Daoguang Duan really like Zeng Guofan a bit.Five days later, Chen http://www.testkingdump.com Gongyuan recommended to Zeng Guofan a fellow citizen 70-410 Demo named Zhou Furelu to come to him for Microsoft 70-410 Demo a Installing and Configuring Windows Server 2012 Microsoft 70-410 Demo follow up. Some net of rice was put on the net to lead it He hid it.He was very excited at the time, so nervous that his eyes stared like a bell.