Ciidamada Dawlada oo Hawlgallo ka fuliyay Xadka Gobolada Baay iyo Gedo

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal  ka dhan ah Alshabaab ka wada deegaanno ka tirsan Gobollada Bay iyo Gedo .
Ciidanka ayaa la sheegay in ay burburiyeen  goobo ay Alshabaab ku  lahayteen  Degaanada Hawlgalada laga Fuliyay .
Taliyaha Ururka 47-aad ee Guutada 8-aad qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed L/X/le Ahmed Maxamed Nuur ( Ahmed Dhagey ) ayaa Warbaahinta u sheegay in howlgalladu ay sii socon doonaan ee lagula dagaalamayo Alshabaab .