Kooxda Kubada Cagta ee Chelsea ayaa laga yaabaa in ay markale lumiyaan daafaca reer Brazil Ee David Luiz.
David Luiz Ayaa Chelsea hor kaga tagay isagoo ku biiray kooxda Psg Kasoo ugu dambeen sanadii 2016-ki ku soo laabta Stamford Bridge.
Luiz qandaraaska uu kooxdiisa kula jiro kaliya waxaa kaga harsan wax ka yar halsano tasoo soo dadajin karta bixitaanka daafacaan.
Majalada gudaha Egland ka soo baxda ee Mirror ayaa waxa ay warineysa in ay chelsea dooneyso qandraaska Luiz ay ku daraan halsano oo qura taas oo aan cuntami doonin wiilka reer Brazil.
Qorshaha kooxda Chelsea ayaa inta badi saameeya xidigaha tayada wanaagsan oo ay da’dooda ka sareeso 30-sano kubaas oo aan loo ogoleen wax ka baxan halsano.
Daafaci hore ee kooxda Banfica ayaa fursad u heysta in uu hishiis hordhac ah la gaaro koocaha



