Faah Faahino ayaa ka soo baxaya Qarax Miino oo caruur ay ku dhinteen oo ka dhacay gobolka Galgaduud.
Qaraxa ayaa waxaa uu ka dhacay miyiga degmada Xeraale ee gobolka Galgaduud waxaana ku dhintay laba Caruur oo walaalo ah halka mid kalenata uu ku dhaawaacmay .
Qaraxa ay ku dhinteen labada Caruur ee Walaalaha ah midna uu ku dhaawacmay ayaa ahaa miino dhulka lagu aasay oo caruurta ay ciyaarayeen sida ay Goob joogayaal ay u xaqiijiyeen Warbaahinta Risaala , iyadoo midka dhaawaca uu soo gaaray loo qaaday Isbitaalka degmada Xeraale ee gobolka Galgaduud.



