Axmed Madaabe oo Caawa Magacaabis sameeyay

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Ahmed Mohamed Islaam, ayaa S/Guuto Ismaaciil Saxardiid Keydsane u Magacaabay Taliyaha guud ee Ciidamada Darawiishta Jubaland.

Hoos Ka Akhriso Wareegtada Magacaabista