Arsenal oo laga yaabo saacadaha soo socda in ay saxiix lama filaan ah ku dhawaaqdo

Arsenal ayaa kali ku noqotay xiisaha loo qabo saxiixa ciyaaryahanka khadka dhaxe ee Moussa Sissoko kasoo laga yaabo in uu ka tago kooxdiisa Newcasle,

Xiddiga reer France ayaa ka qeyb ah kooxda Newcastle ee u laabatay Championship xilli ciyaareedkii la soo dhaafay ,isagoo la yaabo in uu u dhaqaaqo kooxda Arsenal.

Kooxaha Yurub ayaa xiiso qabay Sissoko, oo 26 jir ah, iyadoo Gunners ay hada tahay kooxda kaliya ee ugu cadcad saxiixa ciyaaryahanka,

Waxa uu yiri: “mar uu ka hadlayay mustaqbalkiisa ,waxaan sii joogi doonaa England,Arsebal waa koox aan jeclahay, waana u ciyaari doonaa maalin maalmaha kamid ah.

“Waxaan si gaar ah loogu xagliyaa ciyaaryahanka in ay aad isugu dhawyihiin tababaraha kooxda France ee hogaamiya