Puntland ayaa sheegtay in ay ka xun tahay xaalada amni ee ka aloosantay Dawladd Deegaanka Soomaalida Itoobiya ( DDSI) iyo isbadelada sababay dhimasho, dhaawac iyo hanti burbur dhaqaale, sidoo kale Puntland waxay ka xun tahay dagaalada ahliga ah ee ka dhex qarxay Qowmiyaddaha Soomaalida iyo Oromada, arintaas oo ah mid laga murugoodo in ay maanta shacab aan waxba galabsan dhimanayaan.
Hoos ka Akhriso War kasoo baxay Madaxtooyadda Puntland.



