Site icon Radio Risaala: Somali News Online

AKHRISO: Puntland oo War kasoo saartay Xaaladda dowlad degaanka Soomaalida ee Itoobiya

 Puntland ayaa sheegtay in ay  ka xun tahay xaalada amni ee ka aloosantay Dawladd Deegaanka Soomaalida Itoobiya ( DDSI) iyo isbadelada sababay dhimasho, dhaawac iyo hanti burbur dhaqaale, sidoo kale Puntland waxay ka xun tahay dagaalada ahliga ah ee ka dhex qarxay Qowmiyaddaha Soomaalida iyo Oromada, arintaas oo ah mid laga murugoodo in ay maanta shacab aan waxba galabsan dhimanayaan.

Hoos ka Akhriso War kasoo baxay Madaxtooyadda Puntland.

Exit mobile version