AKHRISO: Magacyada Xubnaha Aqalka Sare u matalaya Jubbaland

Baarlamaanka Jubbaland ayaa doortay 8-xubnood ee Aqalka Sare u matalaya Dowlad Gobaleedka Jubbaland.

Xubnahaan ayaa waxaa ku jira Hal qof oo Dumar, halka 7-kalana ay yihiin rag.

jubbaland