Jowhar-RisaalaFM- Magaalada jowhar shalay gelinkii dambe waxaa lagu dhaariyay Xildhibaanada cusub ee uu yeelanayo Maamulka Hirshabeelle.
Munaasabadaasi ayaa waxaa ka qeyb galay Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda, IGAD, Waxgaradka Labada Gobol iyo xubno kale.
HALKAAN HOOSE KA AKHRISO MAGACYADA XILDHIBAANADA
Cabdkarin Maxamed Diiriye.
Axmed Cabdi Faarax.
Daahir Muqtaar Cabdulle
Cabdshakur cali cumar
Axmed cabdi cali
Cali xaaji cabdulle Isgoow
Maxamuud Xuseen Maxamed
Bashiir xaaji bedel maxamed
Cabdraxmaan cabdi Idle kheyre
Cabdullahi Cabdi Afrax
Ibraahim Muuse Mahad
Duwane Faarax Cali
Cabdraxmaan maxamed Guure
Maxamed Yuusuf Colow
Cabdfatax Cabdqaadir Caddow
C/qani Cabdullaahi Hilowle
Xasan Maxamed Ibraahim
Khaliif Muumin Tooxow
Maxamed Colaad Cabdi.
Ismaacil Cabdi Qaasim
Sacdiyo Cabdulahi Maxamed
Faarax Maxamed Cismaan Xasan
Cabdsalaan Gacal Caddow
C/qaadir Abuukar Maxamed
Maxamed Ibraahim Cali Cabdulle
Cali Shiikh Maxamed Axmed.
Cabdi Xuseen Geedi Cumar
Cismaan Cabdulaahi Dhoore
Maxamed Cabdalla Cali
Cabdullaahi Maxamed Caddow Dhicisow
Ismaaciil Muumin Hilowle,
Ibraahim Maxamed Dadow Cali
Geelle Isaaq Warsame.
Cartan Muxumad Nuur.
Sharm’arke Xasan Axmed.
Maxamed Cabdi Cali.
Cali Xuseen Maxamed.
Maxamed Cabdkarin Maxamed
Cismaan Barre Muxumad
C/rashid Cabdxakin Warsame.
Cabdiweli Shiikh Cali.
Mahad Xasan Cismaan.
Nuur Xaashi Warsame.
Maxamed Xuseen Yuusuf.
Abuukar Ibraahin Rashiid.
Maxamed Axmed Faarax.
Cali CIsmaan Ibraahim
Maxamed Ibraahin Xuseen.
Cabdi Diiriye Farey.
Cumar Maxamed Cumar.
Cabdullahi Cosoble Barre.
Maxamed Digaale Cabdullaahi.
C/dir Faarax Axmed.
Cabdkarin Cali Nuur.
Iidle Siyaad Shiikh Khalif
Axmed Bariise Xeydar.
Aadan Macalin Cali Cumar.
Maxamuud Shiikh Cali Salaad.
Maxamuud Siyaad Barqadle.
Cabdqaadir Cismaan Cabdsalaan
Abuukar Xasan Abuukar.
Maxamed Cabdulle Maxamuud.
Yuusuf Axmed Yalaxow.
Maxamed Shiikh Axmed Cabdi.
Abuukar Xasan Cali.
Duniyo Daahir Dhicisow.
Shiikh Axmed Cumar Libi.
Kariim Ibraahim Axmed
Xasan Maxamed Axmed


