AKHRISO: Madaxweyne Gaas oo xilka ka qaaday Mas’uul Sare

Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xilkii ka qaaday Agaasimihii Hay’adda Ladagaalanka Burcad Badeeda ee Puntland Cabdirisaaq Duceysane.

qadraa