AKHRISO: Madaxweyne Gaas oo ka hadlay Dagaalka Buuhoodle

Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa ka hadlay dagaal beeleedyada ka soo cusboonaaday Magaalada Buuhoodle ee gobolka Togdheer.