Akhriso: Jadwalka Doorashada Madaxweynaha Galmudug

Guddiga doorashada Madaxweynaha Galmudug ayaa maanta ku dhawaaqay jadwalka doorashada, waxayna musharixiinta ugu baaqeen in ay isdiiwaan galin karaan laga bilaabo maanta ilaa 5 bishan.

20170401_125351-1