Kulan ay maanta Magaalada Baydhabo ku yeesheen Gudiga doorashada Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayey ku go’aamiyeen qaabka ay u dhici laheyd doorashada maamulkaasi.
Gudiga Doorashada Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa soo bandhigay hab raaca loo dooran lahaa maaxweynaha maamulkaasi majaraha u qaban lahaa waxayna shaaciyeen jadwalka doorasahada loo mari lahaa.
Jawdwalkaani doorashada ayaa soo baxay xili dhawaanahaan gudiga doorashada maamulkaasi aad looga dhur sugaayey in ay soo saaran.
Halkaan hoose ka akhriso jawdalka ay soo saareen Gudiga doorashada Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.





