Doorashada kursigii aqalka Sare ee degaanada maamulka Hirshabeelle ayaa ka socota magaalada Jowhar ee caasimadda maamulka Hirshabeelle, waxaana hoggaaminaya Senator Muuse Suudi Yalaxow.
Muuse Suudi 51 Cod.
Axmed Daaci 28 Cod.
Cabdullaahi Sheekh Xasan 15 Cod.
Wareeg labaad la aaday.



