DAAWO:- Maxay dadka Reer Muqdisho ka barteen Musiibadii 14-kii Oktoobar?

Maanta oo kale saddex Sano ka hor xilli Galab ah ayaa waxaa qarax weyn oo geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah waxaa uu ka dhacay Isgoyska Soobe ee Magaalada Muqdisho.

Qaraxaas ayaa waxaa uu ahaa midkii ugu khasaaraha badnaa ee ka dhacay Qaarada Afrika, waxaana sanad kasta Muqdisho lagu qabtaa Xus iyo duco loo sameynayo dadkii ku dhintay qaraxaas.

Hadaba Maxay dadka Reer Muqdisho ka barteen Musiibadii 14-kii Oktoobar? Wariyaheen Xamdi Mahad Diiriye Baraale ayaa Warbixintaan ka diyaarisay.

Halkan Ka Daawo Warbiinta oo dhameysiran.