Juventus oo xiddig oo heshiis hordhac la gaartay Javier Mascherano

Juventus ayaa xiriir la sameysay Javier Mascherano si ay ula soo wareegaan xili ciyaareedka dambe, lakiin xiddiga Argentine uu diyaar wuxuu  u yahay in uu ka tago Barcelona, sida ay ogaatay Goal.

Mascherano ayaa jeclaan lahaa inuu kaalin sare ka galo kubadda cagta Barca, iyadoo Juventus 31-sano jirkaan isha ay ku heyso in ay kusoo celiso doorka booskiisa dhaxe ee rasmiga ah.

Tababaraha Barcelona Luis Enrique ayaa la fahamsan yahay labo xilli ciyaareed ka hor markii uu yimid kooxda uu u balan qaadayy Mascherano uu ciyaari doono khadka dhexe lakiin weli uusan ka dhabeyn.

Si kastaba ha ahaatee, xiddigii hore ee Liverpool ayaa ciyaaray in kabadan 280 kulan intii lagu jiray waayihiisii Barca qeybta difaaca, sabab la xiriirta boos la’aanta khadka dhaxe.

Luis Enrique ayaa kooxdiisa aysan ku farxi doonin ay in iska fasaxaan xidddigaan muhiimka ah , lakiin Juventus ayaa qqiimo waali ah suuqa soo dhigtay.