Guddiga doorashada Galmudug oo shaaciyay Jadwalka doorashada Shan kursi

Guddiga Doorashada Galmudug ayaa shaaciyay guddiga xulista 5 kursi oo kamid ah kuraasta deegaan doorashadoodu tahay Gaalkacyo oo horey loo shaaciyey iyo jadwalka qabashada Doorashada.