Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaysa IGAD ayaa maanta heshiis xabad joojin kala dhax-dhigtay labo beelo walalo ah oo degan Gobalka Hiiran.
Go’aanka ayaa yimid ka dib markii maalmihii lasoo dhaafay socdeen shirar kala duwan oo looga hadlaayay dagaalladii ugu dambeeyay ee dhexmaray beelahaan walaalaha ah.





