Deni oo Magacaabay Agaasimaha Hay’adda PSF ee Ciidanka Puntland

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland  Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne  kuna Saabsan Magacaabid Agaasime Hay’adda PSF ee Ciidanka Puntland.

Madaxweynaha Maamulka Puntland

Markuu arkay: Dastuurka  Puntland Qodobkiisa 80-aad.

Markuu arkay: Aqoontiisa, kartidiisa iyo waayo aragntinimadiisa Ciidanimo

Wuxuu xeeriyey:

1. Waxaa S/guuto Maxamed Amiin Cabddulalahi Xaaji Khayr loo magacaabay Agaasimaha Hay’adda PSF ee Ciidanka Puntland.

2. Xeerkani wuxuu dhaqan geleyaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay.