AKHRISO: Magacyadda xubnaha guddiga doorashooyinka ee cabashada ee laga muujiyay

Guddiga Ra’iisul Wasaare Rooble u magacaabay hubinta Xubnaha Cabashada laga muujiyay ee ku jira Guddiyada Doorashooyinka ee Federaal iyo Heer Dowlad-goboleed ayaa soo badhigay magacyada xubnaha cabashada laga muujiyay.